Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay ayaa u Soo Jeediyay Madaxda Dalka Somalia in aanay ku Xisaabtamin Somaliland Isla markaana aanay Jirin Cid Matasha oo ku Sugan Magaalada Muqdisho.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waxaa kale oo uu Sheegay inay Soo dhawaynayaan Cuqaasha Gobolka Buuhoodle ee Dhawaan Taageeray Wada Hadalka u Socda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.
https://www.youtube.com/watch?v=KTPWObmqKFg
