Hargaysa 17.October 2016 (SDN/QJ):- Waa 32 Guuro iyo Dharaar Xusuus Mudan Waa Maalin Kulmisay dhamaanba intii ku naf wayday Halgankii Dib u xoraynta Somaliland ee ay Horseedka ka ahayd Ururkii SNM.
Waa Dagaalkii Kowaad ee ay Si Foolka Fool ah Isugu Haleeleen Ciidamadii Siyaad barre iyo Cutubyo ka Tirsan Mujaahidiintii SNM.
