Hargaysa 17.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay Xilka Gudoomiye-nimo ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Loo Cumaamaday.
https://www.youtube.com/watch?v=xdQ2VIWe2EI
“Ruushka ayaa Wuxuu ku Maah Maahaa Marka Ragaasi Ku Hareero Taagan Yihiin Wax Walba Waa Loo Badheedhi Karaa’’ Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Halka uu Siyaasada Xisbiga U Jihayn Doono DAAWO
