Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa ku Booqday Gurigiisa Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Dhaawac Fududi ka soo Gaadhay Misigta Lugta Bidix Kadib Markii uu la Siibtay Marmarka Gurigiisa.
