Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Shirweyne aan Caadi ahayn oo Maanta uu Yeeshay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Ergadii ka qayb gashay Waxay Cod aqlabiyad ah ku laaleen Heshiiskii hore u dhex maray Xisbiga Ucid Iyo Garabkii ka soo Jabay Xisbigii Udub ee uu Hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen Iyagoo wax ka badal iyo Kaabis ku sameeyay Xeerka Xisbiga.
Xisbiga Ucid oo Qabsaday Shir aan Caadi ahayn,Heshiiskii Garabka Jamaal oo Waxba Kama Jiraan laga Dhigay & Beri oo Gudoomiye Faysal Mushax loo Dooranayo DAAWO
