New York 10. November 2016 (SDN/QJ):- Taageerayaasha Musharaxii Madaxwayne ee xisbiga Dimuqradiga ayaa waxa ku dhacday argagax iyo anfariir ka dib markii si lama filaan ah ay u soo baxday natiijo bedeshay Saacado Farxad ahaa Isla Markaana Codadkii ugu Badnaa uu Hantiyey Murashixii Dagaalka adagi u dhexeeyay oo haatan noqday Madaxweynaha 45aad ee dalka Maraykanka ee la doortay Mr Donald Trump.





















