Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Hogaanka Sare ee Dallada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Xafiiskooda ayaa Sheegay inay Ku hawlan Yihiin Sidii ay u qaban lahaayeen Shirweyne Balaadhan oo Qaadhaan loogu Uruurinayo dadka iyo Duunyada ku tabaaloobay Xaaladan abaareed ee dalku ku Jiro.
Hogaanka Sare ee Dallada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo oo Abaabulaya Shirweyne Dhaqaale loogu Uruurinayo Dadka Ku Tabaaloobay abaaraha Dalka ka Taagan DAAWO
