Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ayaa Sharaxaad ka bixiyey Shir Caalami ah oo Wefti ka socda Jamhuuriyada Somaliland ay kaga qayb galeen dalka Jarmalka.
Wasaaradda Ganacsiga oo Ka Galgalatay Dheg Xumo weyn oo Somaliland kala Soo Deristay Shirkii Caalamiga ahaa ee Jarmalku Marti Geliyey DAAWO
