Bullo-xaar 04. January 2017 (SDN/QJ):- Weriyaha Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa Barnaamij xiiso leh ka sameeyey Xeebta Bulla-xaar ee Somaliland oo ku taalla Waqooyiga Hargeysa iyo qaabka ay u noolaayeen muddo habeenno iyo maalmo ah oo ay isaga iyo Asxaab kale oo ay wada socdeen ku sugnaayeen Xeebaha Deegaanka Qadiimiga ah ee Bullo-xaar.
Cabdisalaan Hereri oo ay Socdaalkiisa Bullo-xaar uu ku tegay waxaa ku weheliya Xubno isugu jira Fannaaniin, Weriyeyaal, Filim-qaadayaal iyo Asxaab kale, ayaa Warbixinta uu halkaas ka diyaariyey waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
Qaybta Labaad Waa Muuqaalka Hore
Qaybta Sadexaad
https://www.youtube.com/watch?v=UHfBLJWq_X4
