Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):- Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo Ka Mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Munaasibad uu Xisbiga Waddani u Sameeyay Garabka Aqlabiyada Xisbiga Xisbiga Ucid ee Ku Biiray Xisbiga Waddani ayaa Tafsiir ka Bixiyey Hadal uu Hore u Sheegay oo Ku Wajahan Siyaasad Cusub oo Khariirada Somaliland uu Xisbiga Waddani u Jideeyay.
https://www.youtube.com/watch?v=RSdXIqTY_6Q&feature=youtu.be
