Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Mandela oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee ka soo jeeda Goballada Galbeedka Somaliland, ayaa si adag dhalliilo u huwiyey guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo uu ku tilmaamay in uu qaab qabiileysan ugu jiro olole qaawan
https://www.youtube.com/watch?v=Rhh7mM7cARA
Siyaasi Mandela oo Hadalo Kulul Ku Weeraray Muuse Biixi DAAWO
