Buuhoodle 13. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Somaliland inay Jebisay Qodobo ka mid ah Heshiiskii Labada Dhinac ku wada Gaadheen Magaaladda Addis Ababa.
Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Somaliland Ku Eedeeyay inay Jebisay Qodobo ka Mid ah Kuwii ay Kula Heshiiyeen DAAWO
