Hargaysa 19. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamud Cali Sanyare oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo in Mudo ah Safar ugu Maqnaa Dalka Maraykanka iyo Dalal kale oo ka tirsan Qaarada Yurub ayaa Maanta dalka dib ugu Soo Laabtay .
https://www.youtube.com/watch?v=Sa13zWc42X4
