Muqdisho 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Shariif ayaa sheegay in uu dib u bilaabayo wada hadalkii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya hadii uu uu ku guuleysto jagada madaxtinimada soomaaliya.
https://www.youtube.com/watch?v=mwVDQ45DKZI
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Sheegay inuu Dib u Sii Ambo Qaadayo Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia Xili…. DAAWO
