Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaare Ku Xigeenka Dawlada Wakhtigeedu dhamaday ee Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa Xogwaran waxa uu siiyay Wakaalada Wararka Somalia ee Sonna Kaas oo uu si gaar ah qaybtan ugaga hadlay Waxqabadkii Xukuumadda uu ku Jiray.
