Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid caddaani oo ay wehelinayaan mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda ayaa dhagax dhigay dhismeyaal cusub oo laga hirgalinayo wasaaradda warfaafinta ee jamhuuriyada somaliland.
