Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Sheegtay inay Rajo wanaagsan ka filayaan in Boqortooyada Sucuudigu ay dib u bilowdo dhoofka xoolihii uga iman jiray dhinaca Somaliland Kadib markii ay Xayiraad Ku meel gaadh ah saartay dhamaanba Xoolaha uga yimaada Somalia.
