Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somalia Gaar ahaan Caasimadiisa Muqdisho ka socda Diyaar Garow Xoogan oo loogu Jiro Doorashada Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo ay u Taagan Yihiin 24 Murashax.
https://www.youtube.com/watch?v=HoQ0D5ND6HY
