Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Magaalooyin Ka Mid ah Dalka Somalia Weli ka Socda banaan bax aad u weyn oo lagu taageerayay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
https://www.youtube.com/watch?v=15tBn49sC5I
