Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Dareenka Guud ee Shacabka Somaliland ee Ku Aadan Xadhigii Laamaha amaanka Somaliland Ku Qabteen Weriye Cabdi Maalik Muuse Col-doon Kadib Markii uu Ka soo laabtay Magaaladda Muqdisho una soo Hambalyeeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa Dareeno kala duwan Bulshadu ka Bixisay.
