Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta waxa u furmay ajandahooda kalfadhiga 62-aad,halka shirgudoonka golahaasi warbixin ka siiyey xaalada dalka halka ay marayso.
https://www.youtube.com/watch?v=6v6BMBS5SRg
