Hargaysa 01. March 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Oo Amartay In Albaabada Loo Laalbo Xarunta Cusub Ee Akaademiyadda Fanka, Iyo Cilmiga Oo Dhawaan Uu Madaxweyne-ku-xigeenku Daah-furay taas Oo Ka Shaqaynaysa Horumarinta Cilmiga, Teknoolajiyadda iyo Fanka.
https://www.youtube.com/watch?v=NJLuPEBpdtI
