Hargaysa 02. March 2017 (SDN/QJ):- Suldaan ka mida salaadiinta JSL ayaa fariin u diray madaxweynaha dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya,isla markaana waxa uu ka hadlay taariikhda iyo halgankii dheeraa ee loo soo maray madax banaanida Somaliland.
Mid Ka Mid ah Salaadiinta Gobolka Maroodi Jeex Gaar ahaan Beelaha La Hayb Sooco oo Fariin u Diray Madaxweynaha Somalia Mr Farmaajo DAAWO
