Burco 04. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u Danbeeyay Ku Soo Badanayay Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland Sixirka Lagula Kacayo Caruurta Yar Yar ha noqdaan Wiilal amase Gabdho.
Xaalada Gabadh Yar oo Magaaladda Burco Lagu Sixray,Waalidkeed Iyo Boolis oo Ka Hadlay DAAWO
