Berbera 05. March 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Xasan ayaa Qalab Ciidan oo Dhamaystiran Ku Wareejiyey Laanta Nabadgalyadda Waddooyinka ee Gobolka Saaxil.
Maayarka Magaalo Xeebeedka Berbera oo Qalab Ciidan Ku Wareejiyey Ciidanka Nabadgalyadda Wadooyinka DAAWO
