Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa oo Mudo Ku Siman Sadex Bilood hayay Xilka Wakaaladda Biyaha ee Hargaysa ayaa Ku Guulaystay Inuu Keeno Laba Mishiin oo Casri ah oo Dab Dhaliyeyaal ah Kuwaas oo qayb ka Noqon doona Miishiinadda Biyo Soo Saarka Caasimada Hargaysa.
