Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Duulista Iyo Hawada Somaliland ayaa Agab Ciyaareed Ku Wareejisay Kooxda Heerka 2aad ee Ku Ciyaari doonta Magaca Wasaaradaasi.
Wasaaradda Duulista oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejisay Koox Labaad oo Magaca Wasaaradaasi Ku Ciyaaraya DAAWO
