Berbera 13. March 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil ayaa ka Hadlay Mudaharaad ay Sameeyeen Shaqaalaha Dekeda Magaaladda Berbera Isla Markaana ay kaga Cabanayeen Shirkada Imaaraadka ee Dhawaan la Wareegtay Maamulka Dekeda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=c4iyi8VnK_Q&feature=youtu.be
