Laascaanood 13. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bariga Somaliland oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa Magaaladda Laascaanood Kulan Kula Yeeshay Odayaasha Iyo Waxgaradka ka soo Jeeda Koonfurta Gobolka Sool.
Maxay Ka Wada Hadleen Odayaasha Koonfurta Gobolka Sool & Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bari ee Somaliland? DAAWO
