Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Soo Bandhigay Mawqifkiisa Ku aadan Saldhiga Mileteri ee Xukuumada Somaliland ka siisay Imaaraadka Madaarka Magaaladda Berbera.
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Si adag Uga Hadlay Saldhiga Mileteri ee Berbera DAAWO
