London 13. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Ucid Mr.Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu toogan lahaa Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon kaas oo ku xidhan Xabsi ku yaala magaalada Hargeysa .
Gudoomiye Feysal Cali Waraabe , Wuxuu Ku eedeeyay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon in uu Muqdisho tagay waliba uu u soo heesay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo .
Wareysigaan Xasaasiga ah waxaa Gudoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland Mr.Feysal Cali Waraabe ka qaaday Wariye .
https://www.youtube.com/watch?v=vWrRlxmBo8Y

