London 14. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo Mudooyinkii u danbeeyay Ku Sugnaa Dalka Ingiriiska ayaa Waraysi dhinacyo badan leh Waxa uu Siiyay Telefishanka Universal.
https://www.youtube.com/watch?v=i9LFWRGazPg
