Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Sanyare oo ka mid ah mas’uuliyiinta Xisbiga WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaflad laga hor istaagay Xisbiga WADDANI oo soo bandhigaayey cilmi baadhis lagu sameeyey Saldhiga Milatari ee Imaaraadka.
https://www.youtube.com/watch?v=4v9g0cVBdDM
https://www.youtube.com/watch?v=tJF-MfQhmiU
