Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble, ayaa si adag u cambaareeyey xaflad laga hor istaagay Xisbiga WADDANI oo ay ku soo bandhigaayeen cilmi baadhis xeel dheer oo laga sameeyey Saldhiga Milatari ee Imaaraadka.
https://www.youtube.com/watch?v=VXQybLVOLpU
