Hargaysa 21. March 2017 (SDN/QJ):- Todobaadkii Tegay ayaa Koox Faneedka Xidigaha Geeska oo Ka Dhisan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxay Xubin-nimadii Kooxdaasi ka saareen fannaaniinta Yurub Geenyo,Nimcaan Hilaac,Hodan C.raxmaan iyo Yuusuf Hannad.
https://www.youtube.com/watch?v=NbU45_-XQE0
