Muqdisho 21. March 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada oo mudo dheer la sugaya, waxaana uu ra’iisal wasaaraha ku dhawaaqay 26 wasiir iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.
https://www.youtube.com/watch?v=jgldtP6y1SY





