Oodweyne 22. March 2017 (SDN/QJ):- Guddida Heer Gobol ee Gurmadka abaaraha ee Gobolka Daad Madheedh ayaa u Kala Diray ilaa 40 Booyadood oo Biyo ah Deegaano hoos taga Gobolka Daad Madheedh.
Guddida Abaaraha ee Gobolka Daad Madheedh oo 40 Booyadood oo Biyo ah Gaadhsiiyey Jiido ka tirsan Gobolkaas DAAWO
