Burco 22. March 2017 (SDN/QJ):- Kulan lagu Soo Xidhayay Tababar Mudo Sadex Cisho ah Ciidamadda Booliska Iyo Xeer Ilaaliyeyaasha Gobolada bari ee dalka ayaa lagu Qabtay Xarunta Gobolka Togdheer ee Magaaladda Burco.
Magaaladda Burco oo Tababar Loogu Soo Xidhay Ciidanka Booliska Iyo Xeer Ilaaliyeyaasha Gobolada Bari DAAWO
