Hargaysa 23. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayay oo Maalmihii u Danbeeyay Ku Sugnaa Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa Maanta dib ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa.
Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixiyey Saldhiga Mileteri ee ay Imaaraadka La soo Saxeexdeen DAAWO
