Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Webi isku xira dhul balaaran oo u dhaxeeya wadamada Kenya iyo Tanzania ayaa waxaa loo qiray inuu yahay Wabiga ugu halista badan Caalamka halkaas oo ay qabsadeen Yaxaasyo aad u waa weeyn .
Wabigaan ayaa waxaa lagu magacaabaa The Mara River , waxaana maalin kaste iskaga kala goosha Lo´duureedka iyo Dameer farowga kuwaas oo ka quustay inay si nabad ah ku dhex maraan maadaama hareeraha Wabiga ay qabsadeen ama ka qaraabtaan Yaxaasyo aad u halis badan .
https://www.youtube.com/watch?v=CYPVGpeXXVw
