Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay baraha ay Bulshadu ku Xidhiidho aad looga hadal hayay Kelyo iyo Berar ku Jira Talaagad oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargaysa.
Dooda ugu Badan ee Bulshadu waxay ku arooraysay in Kelyaha iyo Beerarkani ay Yihiin Kuwo Bani aadam Inkasta oo Taliska Booliska Somaliland uu Guud ahaanba Beeniyey arrintaas.
https://www.youtube.com/watch?v=EZuh-cOXFHo
