Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga.
https://youtu.be/Fh6Xf9lE3W4
