Hargaysa 06. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa dhawaan Shaaciyey inuu Samayn doono Gudi Mus danbeed u noqota Go’aanada Guddida Doorashooyinka Somaliland Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka biyo diiday Samaynta guddidaas maadaama aanay Xeerka Komiishanka ku Xusnayn.
https://www.youtube.com/watch?v=H_1QvtSxen8
