Hargaysa 06. April 2017 (SDN/QJ):- Somaliland waxay haysataa nabadgalyo Cago adag Ku taagan Way dhacaan Mararka qaar Shilal Sidoo Kale Waxaa Dhaca Tuugo u badan Caruur Hasa Yeeshee Waxay Taas kala siman tahay dunnida inteeda kale.
Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaad Socon kartaa Xiliyada danbe ee Habeenkii.
