Hargaysa 06. April 2017 (SDN/QJ):-Wefti ay Hogaaminayso Safiirka dawlada Denmark u fadhida Magaaladda Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa Maanta Booqasho Ku Yimid Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Iyadoo Sheegtay inay Ka Qayb qaadanayaan Gurmadka abaaraha ee dalka ka Taagan.
Safiirada ayaa Sheegtay inay ka Xun Yihiin Dib u dhaca Ku Yimid Qabsoomida doorashooyinka Somaliland.
