Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaradaha Warfaafinta Iyo Maaliyadda & Mas’uuliyiin Kale ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Qabtay Madxafka Ururinta Taariikhda Somaliland ee Magaaladda Hargaysa.
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Maqaamkii Ugu Hooseeyay Ku Xustay Munaasibada 36 Guuradii ka soo Wareegtay Ku dhawaaqistii Ururkii SNM DAAWO
