Boorama 12. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolada Galbeedka Somaliland oo Shir Saxaafadeed Ku qabtay Magaaladda Boorama ayaa waxay eedaymo kala duwan u Soo Jeediyeen Komiishanka Doorashooyinka Qaranka.
https://www.youtube.com/watch?v=zfzVC3GvP3s&feature=youtu.be
