Dubai 12. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Ku Sugan Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa Kulan balaadhan la Yeeshay Jaaliyadda Somaliyeed ee Ku dhaqan Waddankaasi.
https://www.youtube.com/watch?v=VvjM3K9ls90
