Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin Sare oo ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Xadhig ay Ciidanka Boolisku kula Kaceen Saraakiil ka Mid ah Xisbigooda Waxayna ka dayriyeen nidaamka Caddaaladeed ee Maanta ka Jira Somaliland oo ay sheegeen in dalku cagta saaray dhabaha ay ku burburaan dawladuhu.
10:55
