Hargaysa 13. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo tire ayaa Jawaab ka bixiyey dhaliilihii uu La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee dhanka doorashooyinku Siyaasi C.laahi Jawaan u soo Jeediyey Shalay Kadib Markii uu Iska Casilay Xilkii uu Ku Magacnaa Isla markaana uu soo bandhigay Khaladaad Maamul oo ka dhex Jira Qasriga Madaxtooyadda Somaliland.
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Jawaab ka Bixisay Is Casilaadii La Taliyihii Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka C.laahi Jawaan & Ku Margashada Wasiir Qabyo tire ee Beeshiisu inay Mucaarid noqotay DAAWO
